Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Zelensky oo saxiixaya heshiiska Macdanta Ee Trump rabo
    Somalia

    Zelensky oo saxiixaya heshiiska Macdanta Ee Trump rabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Zelensky,waxa uu aqbalay shuruud la’aan in uu saxiixo heshiiska Maraykanku ku qaadanayo Macdanta Qaaliga ah ee Dalkiisa.

    Maraykanku,waxa uu ku bixiyay dagaalka Ukrain ay kula jirto Ruushka Dhaqaale gaaraya $390-Bilyan xiligii Maamulka Biden.

    Balse Trump oo aragtidiisu tahay Danta Maraykanka wax walba in laga hormariyo,ayaa qaatay talaabo Lacagtaas dib loogu soo celinayo.

    Trump,waxa uu joojiyay dhamaan Gargaarkii Milleteri ee uu siinayay Ukrain,taasoo uga jawaabayay diidmadii Zelensky ee Saxiixa heshiiska Nabadeed.

    Zelensky,waxaa muuqata in uu haatan aqbalay waaqiciga oo aqbalay qorshaha Trump.

    Ukraine Maalin iskaba difaaci karto Ruushka Maraykanka la’aantiis,mana jiro Wadan ubuuxin kara booskaas oo Maraykanka kaligiis,ayaa ugu deeqay Ukrain gargaar Milleteri oo gaaraya $65-Bilyan.

    Yurub oo ka kooban 27-Wadan ma awoodo in ay Booska Maraykanka ubuuxiso Ukrain,wuxuuna gaarayaa Deeqda Milleteri ee ay siisay Ukrain tan iyo intii uu dagaalku bilowday $51 Bilyan.

    6-Bilood ayay sii dagaalami kartaa Ukrain,wixii ka danbeeya,waxay ubaahan tahay Hub cusub.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.