Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo joojiyay taageeradii uu siin jiray Ciidamada Danab
    Somalia

    Maraykanka oo joojiyay taageeradii uu siin jiray Ciidamada Danab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Amarkii Trump ee joojinta Mucaawinada Dibada,ayaa saameeyay Muqdisho iyo Villa Somaliya.

    Waxaa xaqiijiyay Wasiirka Maaliyada DFS ee haysata aqoonsiga QM in jarida kaalmada Maraykanka ee gaarayysa $1.5 ay saamayn xun yeelatay.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/MOxHaM-P5fQ3Mkxc.mp4

    Marka laga soo tago Kabka Miisaaniyada,Mashaariicda horumarineed Dhaqaalaha Maraykanku ku taageeri jiray,waxaa kaloo go’aanku saameeyay Ciidamada Danab.

    Maraykanku,wuxuu ka taageeri jiray Ciidanka Danab Gunnada,Shidaalka iyo Rasaasta.

    Sidoo kale Sanadkii hore,ayuu Maraykanku ka joojiyay taageeradii Raashinka Ciidanka Danab markii Suuqyada Xamar lagu kala iibsaday.

    Waxaa kaloo ka sii daran go’aankan,waxa uu saameeyay dhamaan Shirkadaha la shaqeeya Ciidamada.

    Xamar iyo Villa Somaliya,waxaa lama filan ku noqotay Mareykanka oo Sanadkii siin jirey $1B oo iskugu jiray Gargaar iyo taageero Miisaaniyadeed in uu jartay.

    Waxaa xusid mudan in taageeradan Maraykanka ee la waayay ay ku koobnayd Xamar iyo Villa Somaliya oo aysan gaari jirin Qaybaha kale ee Wadanka.

    Danab,waa Ciidan si fiican utababaran oo Qalabaysan,ahna awooda kaliya ee AS wajihi karta.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.