Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo Cunqabatayn hor keh oo Ganacsi ugu hanjabay Ruushka
    Somalia

    Trump oo Cunqabatayn hor keh oo Ganacsi ugu hanjabay Ruushka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Si xoogan,ayaan u tixgelinaynaa Cunaqabateyn weyn oo Bangiyada ah iyo Cashuuraha Ganacsiga oo la saaro Ruushka ilaa laga gaarayo Xabadjoojin iyo heshiis rasmi ah oo Nabadeed”.Ayuu yiri Trump.

    Hanjabaada Trump,waxay jawaab utahay garaacis xoogan ee Ruushku ka fuliyay Ukrain,iyadoo Maraykanku diyaarinayo heshiis Nabadeed.

    Hanjabaada Trump ee ka dhanka Ruushka,waxay Dadka qaarkii u arkaan mid beenguur ah oo Caalamka la tusayo,waxayna taa badalkeeda qabaan in Trump iyo Putin wax isla og yihiin oo Zelensky lagu la cadaadinayo.

    Tuhunka,waxaa xoojiyay in garaacistan kusoo beegan xili wada xaajood uga bilaabanayo Maraykanka iyo Ukrain Dalka Sacuudi Carabiya.

    Wada hadaladaas oo ay ka qaybgalayaan Masuuliyiin sare oo Labada Dal ka kala socda,ayaa la filayaa in uu ugogol xaaro Ukrain oo Saxiixda heshiiska Trump wado.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.