Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxamuud Cali Yuusuf oo la wareegay hogaaminta Midowga Afrika.
    Somalia

    Maxamuud Cali Yuusuf oo la wareegay hogaaminta Midowga Afrika.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,ayuu la wareegay Maxamuud Cali Yuusuf hogaaminta Midowga Afrika.

    Maxamuud?

    Waa Rug cadaa Diblomaadiyadeed oo leh Dabeecadihii looga baahnaa Diblomaasi,waxaana lagu sheegaa in uu yahay Nin Dabeecad fiican,aan deg-degin oo ka fiirsi badan.

    Waxa uu ku hadlaa Afar Luuqadood oo kala ah…

    B.Canfar.
    T.Somali.
    J.Faransiis.
    X.Carabi.

    Mudo,ayuu soo ahaa Wasiir Arima Dibadeedka Jabuti.

    Caqabadaha horyaala?

    1.Khilaafka Wadamada Galbeedka Afrika dhexyaal.
    2.Khilaafka Congo.
    3.Colaadaha Wadamada Bariga Afrika.
    4.Khatarta Argagixisada gaar ahaan Daacish.
    5.Qancinta Kenya oo Kursiga uga guulaystay.
    6.La macmiilka Mesefeni oo si khaldan ula hadlay.
    7.Saamaynta Quwadaha Caalamka ee Afrika.

    Geeska Afrika iyo Maxamuud?

    1.Colaada Somalida iyo Canfarta ee Itoobiya.
    2.Ka hor tagida Colaada Itoobiya iyo Eretereya.
    3.Daacish iyo saamaynteeda soo shaac baxday.
    4.Ciidamada Midowga Afrika ee Somaliya.

    Walwalka la qabo?

    Itoobiya oo saamayn weyn ku leh hogaanka Midowga Afrika,iyadoo ka faa’idaysata Marti gelinteeda,ayaa keeni karta in ay Gacanta ku dhigaan oo ay ku fushato danaheeda.

    Jabuti uu kasoo jeedo,isla markaana hogaamiyaheeda ku leeyahay saamayn balaaran khataraha ka imaan kara,gaar ahaan Somaliya,ayaa dareen laga muujinayaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.