Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoobiyayaal markale lagu garaacay Xerada Xalane
    Somalia

    Hoobiyayaal markale lagu garaacay Xerada Xalane

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho: Dhowr Madfac ayaa lagu tuuray xerada Xalane oo ay dagan yihiin Diblumaasiyiinta shisheeye iyo Safiirada Soomaaliya ujooga Muqdisho & Saraakiisha ciidamada howlgalka Sooaaliya.

    Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay madaafiicdan oo la rumayssn yahay inay soo tuureen kooxda Alshabaab.

    Shalay ayay ahayd markii sidan oo kale madaafiic lala beegsaday qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, madaafiicdaas oo ay ku dhinteen dad shacab ah, kuna burbureen goobo ganacsi.

    Dowladda Fadaraalka Soomaaliya illaa hadda kama aysan hadlin weeraradan madaafiicda ah ee ka dhacay Muqdisho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.