Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Afhayeenka Garaadada Sool Bari oo naqdiyay hadalka Xasan Sh
    Somalia

    Afhayeenka Garaadada Sool Bari oo naqdiyay hadalka Xasan Sh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nimco kastaa nusqaanteeda leh. Madaxweynihii Qaranka oo xamili kari waayey soo dhoweyntii heer qaran ee loo sameeyey RW Xamse iyo xunihii xukuumadiisa ee maanta ka degey Laascaanood.

    Fariinta ku dhex jirta hadalka madaxweynaha:
    1- In shacabka SSC Khaatumo ay yihiin SomaliLand
    2- In la wada hadashiisiiyo dadka reer Laascaanood iyo Hargeysa xiisada gudahooda taal
    3- Si taasi u suurto gasho, in maxaabiista la is weydaarsado.

    Runtii aad baan uga xumahay in Madaxweyne Xassan Shiikh caawa dhabarka ka toogtey Raysal Wasaarihiisii iyo Xubnihii kale ee weheliyey, isaga oo xitaa fursad siin waayey inuu sugo safarka RW Xamse dhamaadkiis.

    WQ:-Garaad Mukhtaar.

    https://x.com/GaraadMukhtaar/status/1911120706030522682?t=zwpBk_MPJlpZt1HsVX5WHw&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.