Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jira in xubno katirsan Guddiga PEC ay iibsadeen xogta diiwaangelinta Puntland?
    Somalia

    Maxaa ka jira in xubno katirsan Guddiga PEC ay iibsadeen xogta diiwaangelinta Puntland?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Idilnews ayaa ogaatay in ay been abuur yihiin warar lagu baahiyay baraha bulshada 24 saac ee lasoo dhaafay, kuwaas oo la xiriiray in xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo shaqaalaha Guddiga ay iibsadeen xogta diiwaangelinta dadka Puntland.

    Xubno sare oo katirsan Guddiga PEC – oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in aysan jirin xog ka baxday gacanta Guddiga Doorashooyinka Puntland, balse ay jiraan in shaqaale muhiim u ahaa Guddiga, door weyna ku lahaa qabsoomida doorashadii qof iyo codka ahayd ee ka dhacday Puntland wada shaqeyn la yeesheen Guddiga Doorashooyinka ee lagu muran yahay ee DFS, kuwaas oo diiwaangelin aan jiho lahayn ka bilaabay degmada Shangaani oo katirsan Muqdisho.

    Shaqaalaha ku biiray Guddiga doorashooyinka Xamar ayaa la xaqiijiyay in ay dayacday Dowladda Puntland, aysana u sameyn xuquuq rasmi ah, taas oo sahashay in si fudud ay ugu gacan galaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    August 10, 2025

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    August 10, 2025

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    August 10, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    Mw Deni oo Dhagaxdhigay Wadada Bosaso-Dhaadaar

    Faahfaahinta Deegaamada ay Ciidamada PL Gacanmarinayaan

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Madaxweynaha Maraykanka oo si cad usheegay in aqoonsiga SL lagu guda jiro

    Faallo:-Maxaa sababay in Maraykanku soo celiyo Siyaasadii Laba Wajiilaynta?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada Talyayaasha Bariga Afrika Ee Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.