Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil
    Somalia

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weeraradii Xalay ay Iran ku ekaysiisay Israa’iil kadib,saakay,waxay Israa’iil iyaduna bilowday weeraro cusub oo ay ku qaadayso Xarumaha Niyuukleerka iyo Ciidamada Iran.

    Labada Wadan weli,waxay kusii hanjabayaan in ay samayn doonaan isbaabi’in xoog badan.

    Trump,wuxuu leeyahay ugu danbayn markay isku daalaan,waa heshiin doonaan,wuxuuse Israa’iil ku diiday dilka Hogaamiyaha sare ee Iran.

    Maraykanku,waa quwada kaliya ee dagaalkan joojin karta,waxna ka badali karta xaalada taagan.

    Ruush iyo Shiinaha,waxaan ka ahayn taageero qarsoon oo ay Iran siiyaan ma samayn karaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.