Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7
    Somalia

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,wuxuu ku doodayaa in Ruushka laga saaro G-7+,waxay ahayd khalad la galay oo ay ku kaceen Obama iyo Rw hore ee Kanada.

    Haatan,wuxuu soo jeedinayaa in G- 8 lasoo cesho,waase haday ku raacaan Madaxda kale ee G-7,waxaana ku diidan aragtidiisa hogaamiyayaasha Yurub.

    Odaygu Ruushka uma arko loolan Maraykan,waxaa uga khatar badan Shiinaha oo uu ku mashquulsan yahay.

    Ruushku,waa quwad looga adkaaday Milleteri,Dhaqaale,Siyaasad iyo Tiknoolajiyad oo difaac uga jira Xuduudihiisa.

    Shiinuhu,waa quwad soo koraysa oo xawaare ku socota una baahan in jidgooyooyin badan loo dhigo si ugu yaraan loo daahiyo kobaciisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.