Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.
    Somalia

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka Hawada ee Iran iyo Israa’iil Maalinkii Lixaad,ayuu galay.

    586-Qof oo Iraniyiin ah,ayaa ku naf waayay,halka Israa’iil ay ka Geeriyootay 24- Qof.

    Labada dhinac Dhismayaal muhiim ah,ayaa kaga burburay weerarada ay isdhaafsanayaan.

    Iran ilaa iyo hada,waa isdhiibi la’adahay,waana isdifaacaysaa,inkastoo Kaydka Gantaalada ay haysato sii yaraanayaan,Shidaalkii uu gabaabsi yahay,isla markaana Lacag aysan jirin.

    Dhanka Israa’iil,way ku guulaysatay in ay ka taxadarto khasaare nafeed in uusan Dadkeeda soo gaarin lkn burbur Dhismayaasha ah,ayaa soo gaaray,waana waxay ku talagashay oo ku khamaartay markii horaba.

    Iran mahaysato Sxb difaaca la galaya sida Israa’iil,waxayse leedahay Dowladu ay wada shaqayn dhow leeyihiin sida Ruushka iyo Shiinaha.

    Israa’iil,waxay haysataa garab istaag buuxa oo Reer Galbeedka ah iyo Sxbo Carbeed oo la shaqaynaya.

    Isku soo wada duuboo hadafka dagaalku,waa Iran oo aqbasha in ay ka tanaasusho Hubkeeda Niyukleerka ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.