Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka
    Somalia

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jawaabta Trump uu ku duray Agaasimhiisa sirdoonka,waxaa loo arkay Wajigabax iyo calaamad su’aal fuushay dagaalka Iran iyo Israa’iil,waxa rasmig ah ee ku salaysan yahay.

    “Way khaldan tahay Agaasimaha Sirdoonka”Ayuu yiri Trump.

    Agaasimaha sirdoonka Maamulka Trump,waxay si cad usheegtay in aan lahayn cadaymo muujinaya Iran in ay ku hawlan tahay samaysashada Hub Niyuukleer ah.

    Dhanka kale Wasiirka Arimaha Dibada Iran,ayaa sheegay in ay shuruud ku xirayaan la bilaabida wadahadalo Maraykanka taasoo ah..

    ” Marka hore Israa’iil in ay joojiso weerarada”

    Trump,wuxuu sheegay in uusan waydiisanayn in ay weerarada joojiso,balse Iran uu siiyay wakhti gaaraya Laba Todobaad oo ay Miiska kusoo fariisato.

    Iran,waxay ku doodaysaa in Niyukleerkeedu uusan ahayn mid Milleteri,balse uu yahay mid Shacab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.