Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar
    Somalia

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iran,waxay Gantaalo ku weerartay Saldhiga Ciidamada Maraykanka ee Al- udaydi Doha Qatar.

    Ugu yaraan 14-Gantaal ayay Iran ku tuurtay Doha inkastoo dhamaantood la qabtay oo aysan khasaare dhalin.

    Dadka la socda dagaalka Israa’iil iyo Iran,ayaa aaminsan in ay samaysay khalad weyn,waxayna ciyaartay,Ciyaar khaldan.

    “Maraykan iyo Israa’iil ayay uhiilisay,waxayna heleen garab qaawan,iyadoo Wadamada Khaliijku toos dagaalka Iran ugeli doonaan”Ayuu yiri mid ka mid ah Dadka aan wax ka waydiinay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    August 10, 2025

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    August 10, 2025

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    August 10, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    Mw Deni oo Dhagaxdhigay Wadada Bosaso-Dhaadaar

    Faahfaahinta Deegaamada ay Ciidamada PL Gacanmarinayaan

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Madaxweynaha Maraykanka oo si cad usheegay in aqoonsiga SL lagu guda jiro

    Faallo:-Maxaa sababay in Maraykanku soo celiyo Siyaasadii Laba Wajiilaynta?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada Talyayaasha Bariga Afrika Ee Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.