Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»TikTok oo ay ubadan tahay in ay iibsadaan Ganacsato Maraykan ah
    Somalia

    TikTok oo ay ubadan tahay in ay iibsadaan Ganacsato Maraykan ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu helay koox maalqabeenno ah oo danaynaya in ay iibsadaan barnaamijka TikTok ee muuqaallada gaagaaban lagu soo bandhigo. Wareysi uu siiyay Fox News, Trump wuxuu ku sheegay in arkaasi uu kala caddaan doono qiyaastii laba toddobaad kaddib.

    In la iibsado TikTok waxa ay u baahan tahay oggolaansho laga helo Shiinaha, laakiin Trump ayaa u sheegay Fox News in madaxweyne Xi Jinping laga yaabo in aanu diidin dalabkaasi.

    Heshiis hore oo TikTok looga iibin lahaa ganacsade Mareykan ah ayaa burburay bishii Abriil, markaas oo dagaal-ganacsiyeed uu ka dhex qarxay Maraykanka iyo Shiinaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.