Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Kulamada Xasan iyo samata bixinta Yay ugu badisaa sii socoshadooda?
    Somalia

    Faallo:-Kulamada Xasan iyo samata bixinta Yay ugu badisaa sii socoshadooda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isagaa ka faa’iday oo iskaga dajiyay cadaadiskii Beesha Caalamka ka haystay.

    “Bilow wada xaajood” fariintaas,ayuu iskaga reebay Xasan Odoyaasha la baxay samata bixinta.

    Uma tanaasulayo marnaba sababtoo ah….

    1. Wakhti hore ayay ku tahay isaga.
    2. U Tanaasulkooda,waxaa uga muhiimsan kan ugu danbayn sugaya ee PL& JL.

    3.Sharciyad mahaystaan,Dhulna ma Maamulaan,waa Siyaasiyiin Baagamuudo ah.

    Xasan Dastuurka iyo Doorashada,ayuu ku gorgortamayaa,wuxuuna la sugayaa PL iyo JL oo ah kuwa dhabta ah ee doodu kala dhaxayso.

    Dhanka Odoyaasha samatabixinta,waxay ka dhiganayaan dhaqdhaqaaq Siyaasadeed la kulanka Xasan,balse saamayn ma yeelan doonaan ilaa Xasan mudo xileedku ka dhamaado oo uu la mid noqdo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.