Fashilka Amni Ee Xasan Shiikh?
60% Bartamaha iyo Koonfura Dalka,waxaa la wareegay argagixisada,iyadoo 40% inta Xasan joogay ay qabsadeen…
- Degmada Moqokori
- Degmada Aadan Yabaal
- Degmada Ruunirgood
- Ceel Cali Axmed
- Degmada Masaajid Cali Guduud
- Degmada Ceeldheer
- Deegaanka Yasooman
- Deegaanka Alkowthar
- Ceel-Baraf
- Miirtaqwo
- Aboorey
- Jicibow
- Beera Yabaal
- Mubaax
- Ceel-Hareeri
- Ceel-Qoxle
- Gumare
- Ceelbuur
- Ceel-lahelay
- Garashareeri
- Xawaadleey
- Wabxo
- Bacaadweyn
- Shabeeloow
- Caad
- Galcad
- Masagawaa
- Budbud
- Bulacle
- Basra
- Ceel Bacad
- Dhanaane
- Camaara
- Biyacadde
- Tardo
- Guulane
- Tixsiile
- Warmaxan
- Daaru-Nicma
- Ceel Bacad
- Gal libaax
- Xawaadleey
Intaas waxaa dheer Degmooyinka hoos ku qoran oo iyaga la xoreeyay (doorashadii Xasan ka hor) si kasta oo ay argagixisadu iskugu daydana ay qabsan waayeen,balse haatan Xasan ka soo saaray Ciidamadii….
- Awdheegle
- Bariire
- Tooratooroow
- Sabiib.
- Caanoole.
Sidoo kale Dowlada Xasan Shiikh,waxay ku faantaa qaraxyadii ka dhici jirey Muqdisho in aysan Labo sano dhicin,taasna ma sababin qorshe ka yimid Dowlada Xasan ee argagixisada,ayaa go’aansatay…..
- Qaraxyadiii iyo weeraradii ay ka fulin jireen Hotelada in ay joojiyaan.
2.Lacagihii baada ahaa ee ay ka qaadi jireen Shacabka in ay joojiyaan.
Ujeedka argagixisadu sidaa usamaynayso,waa in ay kacdoonkii Shacabka damiso,waana ku guuleystay oo hada ma jirto kacdoon Shacab oo looga soo horjeedo.
Fashilka intaasi le le’eg si loo qariyo,ayay Dowlada Xasan bilowday dacaayado raqiiis ah oo ka dhanka ah PL.