Waa Warqad cadaynaysa in Villa Somaliya ka danbayso shaqaaqada Dhahareed.
Sidoo kale,waa Warqad xaqiijinaysa eedayntii Dowlada Puntland ee ahayd in Xamar soo abaabushay dhacdada Dhahar.
Xasan Shiikh,waxaa waxqabad uga baahan 47- Degmo ee Alshabaab ka qabsadeen,halka PL oo xasiloon uu ka abuurayo colaado.
PL ahaan si weyn,ayay igu filan tahay ka hor tagida talaabooyinka guracan ee Xasan Shiikh.
