Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maleeshiyadii Janan oo qayb isa soo dhiibtay iyo laftigiisii oo go’doon ah
    Somalia

    Maleeshiyadii Janan oo qayb isa soo dhiibtay iyo laftigiisii oo go’doon ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Halkan,waa Xaruntii Maamulka Degmada Beledxaawo oo Ciidamada JL ka sifeeyeen Nin horay xilka looga qaaday oo Xasan Shiikh ugalay.

    Waxaa kaloo isa soo dhiibay 30-ka mid ah Maleeshiyadii Janan ku haystay Xero UK oo ku jiro Ninkii ugu Magacownaa Talyaha Nabadsugida.

    Gudaha Xero UK,waxaa go’doon ku ah Cabdirashiid Janan iyo Laba Gaari uwato oo ay gees walba ka fadhiyaan Ciidamada JL.

    Saacadaha soo socda haduusan isa soo dhiibin Ciidamada JL,waa ka talaabo qaadayaan.

    Goordhow,waxaa hadlaya M.xigeenka iyo W.Amniga JL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.