Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo kala cayrisay Maleeshiyadii Xasan Shiikh Ee Doolow
    Somalia

    Jubaland oo kala cayrisay Maleeshiyadii Xasan Shiikh Ee Doolow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyo joogtay Dooloow oo Xamar laga soo taageero,ayaa isku dayday in ay ugurmato kuwa Beledxaawo ee Janan.

    Maleeshiyadan oo ku hubaysan dhawr Gaadiidka dagaalka ah,waxaa hor istaagay Ciidamada JL,wayse dagaalameen,kadib,waa lasoo dhexgalay waxaana lagu dhexdhexaadiyay in ay isdhiibaan oo wakhti la siiyo.

    Saacad,ayaa la siiyay ay go’aan ku qaataan,waana ka faa’idaysan waayeen,waan laga talaabo qaaday,xilligan,waxaa socota Xabada.

    Xasan Shiikh Gedo,wuxuu ka abaabulay colaad sokeeye oo aan muhiim ahayn.

    Deegaamadii Beesha Hawiye 70% argagixiso,ayuu ugacangaliyay,halka Deegaamadii Beesha Daarood uu ka abuuray khilaaf Siyaasadeed iyo colaado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.