Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaa sababay in Maraykanku soo celiyo Siyaasadii Laba Wajiilaynta?
    Puntland

    Faallo:-Maxaa sababay in Maraykanku soo celiyo Siyaasadii Laba Wajiilaynta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasadii Laba Wajiilaynta ee Maraykanku ku dhaqmi jiray 10- Sano ka hor,ayaa dib usoo laabtay.

    Siyaasadaas waxay ahayd in Somaliya ay tahay Sadex qaybood oo kala ah….

    1. SL.
    2. PL.
      3.K&B

    Talyaha hawlgelada gaarka ah Ciidamada Maraykanka ee Bariga Afrika oo la badalay iyo kan cusub ee lagu soo badalay,waxay kasoo kicitimeen Xamar,kadibna PL,kadibna SL.

    Ujeedku,waa macsalaamayn iyo soo dhaweyn Talyaha cusub.

    10-kii Sano ee udanbeeyay Maraykanka iyo reer Galbeedku sidaa uma dhaqmayn,waxayna xoojinayeen Dowlada dhexe,balse 2- dii Sano ee udanbeeyay ayay Siyaasadoodii dib u eegeen oo ku laabteen Siyaasadii Laba wajiilaynta.

    PL,waxay utahay guul Siyaasadeed,mid amni iyo mid Diblomaasiyadeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.