Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood
    Puntland

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sidaan xogta ku hayo Cali Xoosh Wasiirkii Arimaha gudaha ee Xasan Shiikh,waa iskaga tagay Laascaanood Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ah…..

    1. In lacag la’aan jirta awgeed loo haysto kharashkii baxay,iyadoo Xasan Shiikh usheegay markuu soo gabagabeeyo shaqada LC looga diray uu soo dalacdo Biilka baxay.
    2. Aqoonsigii Maamulka oo niyad Jab ka yimid,iyadoo laga shakiyay in Xasan dib uga gurtay.

    Caawa xaalka LC,waa cakiran yahay,waxaana Guriga Firdhiye weeraray Maleeshiyaad Beeleed ka caraysan Boos Fihiimo Quuje la siiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.