Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Galmudug:-Kulan Amniga looga xaajoonayo oo ka dhacay Dhuusamareeb
    Somalia

    Galmudug:-Kulan Amniga looga xaajoonayo oo ka dhacay Dhuusamareeb

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwyane ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid,ayaa maanta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiisha Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ee AUSSOM.

    Kulanka,ayaa diirada lagu saaray arimaha amniga iyo la dagalka kooxa Khawaarijta ah iyo sidii sare logu qaadi lahaa Ciidamada AUSSOM ee Galmudug jogaa.

    Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Cali Daahir Ciid,ayaa Taliyaha AUSSOM Sector 4 u sheegay in Ciidamada Xogga Somaliya iyo Ciidanka Galmudug ay Shaqo badan ka qabteen guud ahan Galmudug Amnigana Galmudug na u aad u sareeyo xiligaan.

    Ugu danbeyn Saraakisha AUSSOM iyo Madaxda Galmudug waxay Isla qateen in la dardargaliyo dagaalka ka dhanka ah Kooxda Khawaarijta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Garaacis xoog badan oo ku socota Godadka argagixisada Calmiskaad

    August 10, 2025

    Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!

    August 10, 2025

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    August 10, 2025
    Latest Posts

    Galmudug:-Kulan Amniga looga xaajoonayo oo ka dhacay Dhuusamareeb

    Garaacis xoog badan oo ku socota Godadka argagixisada Calmiskaad

    Xasan Shiikh oo xaalku ku adag yahay !!

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Cali Xoosh oo si dhuumasha ah uga baxay Laascaanood

    Muhiimada dhismaha Wadada Bosaso- Dhadaar

    Mw Deni oo Dhagaxdhigay Wadada Bosaso-Dhaadaar

    Faahfaahinta Deegaamada ay Ciidamada PL Gacanmarinayaan

    Ciidamada PL oo ku dhaqaaqay Gacan marinta Godadka argagixisadu ku gubato

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.