Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain
    Somalia

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda Todobo Wadan oo Yurub ah,Madaxa Midowga Yurub iyo Madaxa Nato oo galbinaya Mw Ukrain,ayaa la jooga Trump.

    Waa awoodii R.Galbeedka oo ka xaajoonaysa dagaalka Ukrain.

    Reer Yurub,waxay urabaan danahooda amni xaqiijin.

    Sidoo kale Ukarin,waxay rabtaa damaanadqaad amni oo ay isku halayn karto mustaqbalka.

    Maraykanku,wuxuu rabaa dhakhso in loosoo afjaro dagaalka Ukrain oo waxaa macno uleh…..

    1.Danaihiisa Ganacsi,gaar ahaan Macdanta.

    1. In uu kasoo jaro Ruushka quwada soo kobcaysa ee Shiinaha oo soo dhawaysto.

    Si heshiiskaas loo gaaro Maraykanku,wuxuu wadaa in tanaasul loo sameeyo Ruushka oo Dhulka Ukrain ee Gacantiisa ku jira oo hada dhan 20% qayb ahaan loo daayo.

    Sidoo kale Ukrain aan lagu darin Nato oo si madaxbanaan loo siiyo balllanqaad amni,gaar ahaan Maraykanku uu siinayo xaqiijin amni mustaqbalka hadii Ruushku markale soo weeraro.

    Waxaa la rumaysan yahay in Trump iyo Putin ay heshiis buuxa ka gaareen qaybsiga Macdanaha naadirka ah ee caalamka ku jira oo ay Ukrain qayb ka tahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.