Dowlada Maraykanku,waxay kasii digaysaa foolxumada imaan doonta marka Xasan doorasho uu iskiis u abaabushay qabsado…
BC,waxaa ka galay dhaqaale fara badan Dowlad dhiska Somaliya,sidaa daraadeed in wax fashilmaan ma rabto.

Hadii Xasan sidan kusii socdo oo qabsado doorasho isagu leeyahay,waxaa dhici doona.
1.Waxaa lumi doonta sharciyada lawada leeyahay.
2.Waxaa soo afjarmaysa sharciyadii Xamar lawada gaystay.
3.Wuxuu Caalamku ku khasbanaan doonaa qayb walba oo Somalida ah in uu gaarkeeda ula macaamiilo.