Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad
    Puntland

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Geerida argagixisada la laayay,waa……

    1.Shalay oo la dilay 12-xubnood.

    1. Maanta oo Maraykanku dilay 6- Xubnood.

    Ilaa iyo hada Aag ilaa 3-km ah,ayay ku jiraan,waxaana ku socda Hoobiyayaal Maanta.

    Dhulka guud ee hawlgalka sifaynta argagixisadu ka socdo,waa 60-km oo isku wareeg ah oo ka kooban…….

    B.Barakala.
    T.Hays Maragade.
    J.Shakshakow.
    X.Shakalo.
    Kh.Habar Bakuuje.

    Dhulkan,waa Tog adag oo aad istiraatiiji ah oo leh Ceelal Biyood,Godad iyo Buuro difaaca ku wanaagsan.

    Geedaha Toga ku dhexyaal ayay hoostooda ka samaysteen Dhagxaan waa weyn iyo Godad ay uga dhuuman karaan diyaaradaha,waxayna samaynayaan marka Ciidanku usoo jiro 20-M ayay Xabada halmar soo ridayaan,marka loo jawaabo,waxaa Xabada bilaabaya Nin haysta Qori diiradleh oo ku jira Bohol ay Dhir ku qariyeen.

    Balse Ciidamada difaaca PL ee geesiyada ah,ayaa ugu daatay oo ku laayay Godadkaas iyo Boholadaas.

    Si walba oo ay tahay Ciidamada difaaca PL,waxaa ka go’an in ay ka nadiifiyaan argagixisada Buurta Calmiskaad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.