Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii udanbeeyay Ee wada xaajoodka Deni,Axmed iyo Kenya?
    Puntland

    Wararkii udanbeeyay Ee wada xaajoodka Deni,Axmed iyo Kenya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL& JL Xalay si rasmi ah ayay uwada hadleen oo iskula meel dhigeen Qodobada ay gudbinayaan…..

    PL?

    B. Waxay ku adkaysatay kaliya in ay Xasan kawada hadlayaan Dastuurka.

    JL?

    B. Waxay soo gudbisatay in uu doorashadii JL aqbalo.

    T. Waxay soo gudbisay in Maxkamadii Axmed laga laabto.

    J. Waxay soo gudbisay Gedo in faragelinta laga daayo.

    X. Waxay soo gudbisay in loo fasaxo Lacagta Kabida iyo Mashaariicda.

    Intaas kadib Labada Oday,waxay isla qaateen hanaanka uu udhacayo wada hadalka…..

    1. In Xasan aqbalo shuruudaha JL si buuxda oo aan shuruud lahayn oo ay tahay furaha wadahadalka.
    2. In Xasan ku hormaro Kismaayo.
    3. In kadib Garowe layskugu yimaado oo wada hadalka ay qayb ka noqdaan Madasha Mucaaradka.

    Labada Oday,waxay la kulmayaan Mw Kenya Maanta ilaa Caawa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.