Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo Maashaariicdeedii la hoos keenay DFS
    Somalia

    Somaliland oo Maashaariicdeedii la hoos keenay DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex arimood ,ayaa lagu gaaray Shirka Deeq bixiyayaasha ee socda,waxayna kala yihiin….

    1.Waxaa la diiday in Laascaanood,wixii lagu dhisay loo aqoonsado Maamul oo lagu daro qorshaha Mashaariicda 5- ta Sano ee soo socota,waxaana lagu soo koobay ( Dhul muran ku jira).

    1. Waxaa lagu go’aamiyay in SL lagu soo daro Nidaamka Fadaraalka oo si la mid ah DG kale Mashaariicdeeda la hoos keeno DFS oo marka la fulinayo ay fasaxdo,sidoo kale marka uu dhamaado la ogaysiiyo,waxaana la diciifiyay hanaankii sida gaarka ahayd wax loogu siin jiray.
    2. Waxaa laysla qaatay in Nidaamka hada lagu shaqeeyo ee halka Wadan ( Country System) lagu ansixiyo sidiisa oo aan cidna tixgelin gaar ah loo samayn.

    Barnaamijka Baanka Aduunku kula shaqeeyo Somaliya ee Hal Wadan,wuxuu dhacayaa 2026,waxaana dib loo cusboonaysiiyaa 5-tii Sanaba hal mar.

    Waxaa muuqata Deeq bixiyayaasha oo ay ugu horeeyaan Maraykanka iyo Ingiriisku in ay danaynayaan xoojinta Dowladnimada Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.