Waa soo gabagaboobeen wada xaajoodkii Nayrobi ee PL,JL iyo Madasha Mucaaradka Muqdisho.
Mowqif midaysan ayay ugudbiyeen Sadexda Garab Dowlada Kenya iyo Diblomaasiyiinta kale.
Waxaa laysla qaatay Maalinka Axada ah in Xasan yimaado Kismaayo ka hor imaanshihiisana uu shaaciyo Afar Qodob oo kala ah……
- Aqoonsiga doorashadii JL.
- Ka laabashada Amarkii Maxkamada.
- Fasixida Kabida iyo Mashaariicda.
- Qaadashada masuuliyada dagaalkii
Raaskanbooni.
Marka Xasan intaa fuliyo,isla markaana raaligelin utago Kismaayo,waxaa kaloo Xasan laga rabaa kasoo jawaabida Shuruudaha ay Kenya kasoo qaaday kulamadii Nayrobi.
Hadii Xasan aqbalo shuruudaha lagu xiray,waxaa loo gudbi doonaa fulintooda iyo Shirweyne Somaliyed hadii uu diido,waxaa Shir Garowe iskugu imaan doona PL,JL iyo Madasha Xamar.
Madaxweyne Axmed Berri,ayuu Kismaayo ka dagayaa haduu rabi idmo.