Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garoonka diyaaradaha Kismaayo oo la casriyeeyay
    Somalia

    Garoonka diyaaradaha Kismaayo oo la casriyeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2025Updated:October 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa xarigga ka jaray dib-u-habeyn lagu sameeyay qeybo kamid ah Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kuwaas oo ay kamid yihiin…

    1.Qaybta martida gaarka ah.

    2. Qaybta dadka safarka ku baxaya.

    Dib-u-habeyntani,ayaa wax badan kusoo kordhinayso shaqada iyo adeegyada garoonka diyaaradaha Kismaayo oo marin ah Bulshada Koonfurta fog ee Dalka.

    Labadan qaybood,waxaa maalgelisay Wasaarada Maaliyada Jubaland oo taageero ka helaysa hay’ada Premis iyo Ganacsata reer Jubaland.

    Wasiir Handal intii uu hogaaminayay Wasaarada Maaliyada JL,waxaa ka muuqda isbadal la taaban karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.