Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mw Cirro oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Itoobiya
    Somalia

    Mw Cirro oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cirro Maanta,ayuu tagay Adis,isagoo ka haysta casuumad rasmi ah Dowlada Itoobiya.

    Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya oo udhigma maqaam ahaan Sadex Wasiir,ayaa garoonka kaga hor tagay,waxaana loo dhigay Rooga Cagaarka ah,iyadoo ay salaan siiyeen Ciidamada salaan sharafta,waxaana loo xiray Laamiga.

    Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM ee Mw Somaliya Maalin ka hor,ayaa looga yeeray Adis,waxaana lagu qaabilay garoonka diyaaradaha oo uu ka laabtay markii wada hadalku udhamaaday isaga iyo Abiy.

    Kala adkaan siyaasadeed hadaad ubaahan tahay in aad aragto,waa midan oo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.