Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talyihii Ciidamada Lugta DFS iyo Saraakiil la socotay oo dib loogu celiyay Xamar
    Puntland

    Talyihii Ciidamada Lugta DFS iyo Saraakiil la socotay oo dib loogu celiyay Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JL,waxay ka dalbatay Itoobiya in ay kusoo wareejiso Talyaha Ciidamada Lugta DFS Khaalid oo Doolow ku dhuumaalaysanayay,iyadoo ku eedaysay in uu argagixiso yahay oo Dad badan uu laayay.

    Khalid iyo Sadex kale oo ka tirsan Nisa iyo Milleteriga DFS qardoodi,ayaa diyaarad looga soo saaray Doolow Itoobiya Maanta.

    Xasan Shiikh oo aad uga carooday talaabada ay qaadeen Xamse,Fartaag iyo Mahad,ayaa Canaan kala dul dhacay,wuxuuna dhibsaday in Axmed Madoobe mar Sadexaad ka adkaaday…

    1.Raaskanbooni.
    2.Kismaayo.
    3.Gedo.

    Xamse,Mahad Salaad iyo Fartaag,waxay soo abaabuleen qorshe lagu qabsanayo garoonka diyaaradaaha Doolow.

    Balse,waxaa ogaaday M.xigeenka JL Maxamuud Sayid kadibna,waa ka hawlgalay oo Ciidamada JL ah,ayaa la wareegay garoonkii.

    Kooxdii Xamar laga soo diray iyo Ciidankii ay wateen,waxaa loo sheegay intaysan kasoo duulin Xamar in garoonkii diyaaradaha la haysto,waxayse ku jawaabeen…”Ciidamaa meel udhow noo jooga oo galaya”.

    Waase socon wayday riyadoodii,waxayna dantu ku kaliftay in ay ka degaan garoonka diyaaradaha Doolow Itoobiya.

    Waa markii Labaad oo Ciidamo DFS leedahay isku dhiibaan Dal shisheeye,iyagoo la cayrsanayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.