Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk
    US President Donald Trump welcomes Ukrainian President Volodymyr Zelensky as he arrives for a meeting at the White House in Washington, DC, on October 17, 2025. (Photo by TOM BRENNER / AFP) (Photo by TOM BRENNER/AFP via Getty Images)
    Somalia

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa u muuqda in uu gacmo maran kala soo laabanayo Aqalka Cad, ka dib markii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu u muujiyay in aanu diyaar u ahayn in uu siiyo Ukraine gantaalada aadka loo doono ee Tomahawk.

    Ka dib kulankii Aqalka Cad ayaa Trump isaga oo adeegsanaya barta bulshada uu ugu baaqay Kyiv iyo Moscow inay ‘’dagaalka ku joojiyaan halka ay taagan yihiin’’ lana soo gabgabeeyo dagaalka.

    Kulanka Trump iyo Zelensky ayaa yimid maalin uun ka dib markii uu Trump kula hadlay Khadka taleefonka madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin, ayna isku waafaqeen in sida ugu dhakhsaha badan ay ku kulmaan Hungary.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.