Macnaha hadalka Wasiirka Arimaha dibada Imaaraadka,waa in Xagjiriin Islaamiya ay Yurub ku nool yihiin oo mustaqbalka gaysan kara khataro.
Madaxda reer Yurub,ayuu ku canaanayaa in aysan xagjiriintaas ka taxadarin oo ay marka danbe ku eedeeyaan Wadamada Khaliijka dhibka ay sameeyaan.
” Hadalkiisa dulucdiisu,waa hada ka hor taga,hadii kale hanagu eedaynina hadhow”.
Imaaraadka iyo Sacuudigu,waxay kuwada socdaan la dagaallanka xagjiriinta,si gaar ah Ururka Akhwaanul Muslimka.
Dadaalkoodu,wuxuu ka badbaadiyay Akhwaanka in ay qabtaan hogaanka dhawr Wadan oo kala ah….
- Masar.
- Liibiya.
- Sudan.
- Somaliya.
