Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weeraradii Labada dhinac iswaydaarsanayeen halkoodii ayay kasii socdeen Maanta.

    Israa’iil?

    9-Qof oo shacab ah iyo 40 dhisme oo burburay,ayaa Israa’iil soo gaaray Maanta.

    Maraykanka?

    Maraykanka,waxay u ahayd maalintii 1-Aad oo Askar kaga dhimato hawlgalka,waxaana ka geeriyooday Sadex Askari iyadoo ay ka dhaawacmeen 5 kale.

    Maraykanku ma xaqiijin halka iyo wakhtiga ay dhinteen Askartaas,waxayse sheegeen in Markabka diyaaradaha xanbaara ee Lincoln aysan usoo dhawaan Gantaalada Balaastikada ah ee Iran soo tuurtay.

    Wadamada Khaliijka?

    Iran,waxay Gantaalo ku weerartay Wadamada Khaliijka Carabta ee Maraykanka xulufada la’ah.

    Iran?

    Iran dhankeeda,waxaa soo gaaray khasaare gaaraya…..

    1. Geerida 200- Qof oo shacab ah oo ay ku juraan 100- Gabdhood oo Iskuuley ah.
    2. 40-sarkaal oo Ciidamadeeda ka mid ah oo Israa’iil Hal daqiiqo gudahood ay ku dishay Gantaal.
    3. Tiroi diyaaradaheeda dagaalka ah oo la gubay ka hor intaysan soo kicin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.