Qodobada ay soo saareen Golaha Mustaqbalka Somaliyed ee ay ku dareen aqbalaadooda Gogosha Xasan Shiikh dhigay,waxaa la orna jaraa,waa kuwii hortabinta lahaa ee mudnaa in laga wada xaajoodo,gaar ahaan Qodobka Dastuurka.
Goluhu,wuxuu shuruud ka dhigay in lagu soo laabto Dastuurkii 2012 oo aan waxba laga badalin.
Halkan ka akhriso:-


