Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha Caalamka iyo Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo kulan ku yeeshay Nayrobi
    Puntland

    Beesha Caalamka iyo Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo kulan ku yeeshay Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka golaha mustaqbalka Somaliyed iyo beesha caalamka ee maanta dhacay,waxaa looga xaajooday….

    1.Xaalada guud ee Dalka.
    2.Mahadcelin.

    BC,waxay ka mahadcelisay ajiibida GMS uu ajiibay Gogosha Xasan Shiikh dhigay.

    Dhankooda GMS,waxay usheegeen BC in uusan Xasan rabin xal oo ay Isha ku hayaan xaalkiisa,waana ballanqaadeen.

    Wakiilada BC ee ka qaybgalay kulanka,waxay kala ahaayeen Afarta awoodood ee Somalida jaalka la ah…

    1.QM.
    2.Maraykanka.

    3.ngiriiska

    4.Midowga Yurub.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.