Xiritaanka Marinka Hurmus,wuxuu toos usaamaynaya dhaqaalaha Shiinaha in ka badan Wadaadada Iran.
Trump,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka xiray Maraakiibta soo galaya iyo kuwa kasoo baxaya Marinka Hormus.
Ujeedka Trump uu xayiraada usaaray Hormus,waa in in shuruud la’aan ay Wadaadadu aqbalaan furitaanka Marinka.
Wuxuuna rabaa in ay ka dhalato Laba qodob oo kala ah……
- In Wadaadada laftigooda uu taabto culaysku oo ay ka istaagto Lacagta kaliya ee ay helayeen oo ah tan Saliida.
- In Dowladaha kale sida Shiinaha ay qayb ka qaataan cadaadiska la saarayo Wadaadada.
Waa talaabo Maraykanka sumcad xumo ku ah oo ka hor imaanaysa xeerarka caalamiga ah,waxayna umuuqanaysaa in uu Maraykanku noqday qayra masuul.
