Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta iyo naaxinta Xoolaha ee Somali Livestock Quarantine and Inspection Center, oo laga dhisayo deegaanka Buubi ee gobolka Mudug.
    ‎
    ‎Madaxweynaha ayaa u kuurgalay qaybaha kala duwan ee maxjarka iyo halka ay marayso shaqada dhismuhu. iyada oo uu qayb ka ahaa booqashada Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Cabdiweli Jibriil Bayle,
    ‎
    ‎Madaxweynaha ayaa bogaadiyey ganacsatada maalgelinaysa mashruuca, isagoo xusay in maxjarku xoojin doono adeegyada caafimaadka iyo daryeelka xoolaha, isla markaana abuuri doono fursado shaqo iyo horumar dhaqaale oo bulshada deegaanka iyo Puntland ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.