Maraykanku,wuxuu garaacis ka fuliyay guud ahaan Xeebaha Iran…..
- Sirik oo ah Deked ku taal Albaabka laga galo Gacanka Cumaan.
2.Chabahar Bay,waa Deked Galbeedka ah.
3.Dekeda Partially.
- Bandar Cabaas oo ah Dekeda ugu weyn Iran oo ay ka dhoofaan 50% wax dhoofinteeda.
- Asaluyeh,waa Deked ku taal gudaha Gacanka Beershiya.
6.Ahvas,waa Deked ku taal Xuduuda Iraq oo loo isticmaalo Saadka Milleteriga.
- Jasiirada Qeshmi,waa Dekeda ugu weyn Marinka Hurmus,waana Hoyga Dhulka qarsoon ee adeega Ganaatalada,waana halka Iran ay ka maamusho Marinka Hurmus.
Maraykanku,wuxuu bartilmaameedsanayaa Dekedaha Iran si uu ucuryaamiyo ganacsigeeda oo uburburiyo awooda ay ulerdahay maamulida Marinka Hurmus.
