Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Voideo:-Waqooyiga Kuuriya oo tijaabiyay Gantaal ka qalisiiyay caalamka
    Somalia

    Voideo:-Waqooyiga Kuuriya oo tijaabiyay Gantaal ka qalisiiyay caalamka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta markale tijaabiyay gantaal aan noociisa la aqoon, kaa oo ku dhacay badda dalka Japan sida laga soo xigtay saraakiil katirsan Dowlada Kuuriyada Koonfureed.

    Gantaalkan ay tijaabisay Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa laga riday gobolka Tongchang-ri oo ku dhaw xadka Woqooyiga Kuuriya la leedahay Shiinaha, waxaana gantaalkan la tijaabiyay mar kale xiisad ka abuuray dowladaha dariska la ah Waqooyiga Kuuriya.

    Gantaalka waxa laga ganay gobolka Tongchang-ri oo ku dhaw xadka Woqooyiga Kuuriya la leedahay Shiinaha, sidaana waxa sheegay milatariga Koonfur Kuuriya.

    Bishii hore ayaa Woqooyiga Kuuriya waxay sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabinta nooc cusub oo ah gantaalaha riddada dheer ee loo yaqaan Ballistic Missile oo markii la tijaabinayey uu goob joog ka ahaa hogaamiye Kim Jong-un.

    Qaramada Midoobay ayaa Woqooyiga Kuuriya ka mamnuucday in ay tijaabiso wax gantaallo ah oo cusub iyo adeegsiga tiknoolojiyada nukliyeer kaba.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/ZXNKGwbojyI

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.