Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Khasaare intee le’eg ayaa gaaray Xildhibaan Bootaan kadib Qaraxii shalay loogu xiray Gaarigiisa
    Somalia

    Video:-Khasaare intee le’eg ayaa gaaray Xildhibaan Bootaan kadib Qaraxii shalay loogu xiray Gaarigiisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 9, 2017Updated:March 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu Magacaabo C/qaadir Cali faarax (Bootaan) oo ka mid ah Xildhibanada Puntland ayaa Goor dhow ku dhaawacmay Qarax loogu xiray Gaarigiisa,kaas oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
     
    Xildhibaan Bootaan ayaa la sheegay inuu dhaawac Culus ka soo gaaray Qaraxa loogu xiray Gaarigiisa,waxaana la dhigay mid kamid ah Isbitaalada Magaalada Gaalkacyo.
     
    Ciidamada Puntland ayaa Goor dhow gaaray Goobta Qaraxu ka dhacay.
    Mana jirto ilaa iyo hada cid si cad u sheegatay,inkastoo ay jiraan warar hoose oo sheegaya in Alshabaab ay ka danbeeyeen.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/KdMq_Tu7U6s

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.