Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»BREAKING NEWS:- Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka oo geeriyooday.
    Somalia

    BREAKING NEWS:- Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka oo geeriyooday.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 1, 2018Updated:December 1, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George HW Bush , ayaa lagusoo waramayaa inuu geeriyooday jimcihii xalay, sida ay xaqiijiyeen xubno kamid ah qoyskiisa.

    George HW Bush, oo ku jiray da’da 94 jir, ayaa geeridiisa waxaa bartiisa twitterka ku shaaciyay wiilkiisa George W Bush, oo isagana ahaa madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka.

    Xaaskiisii Barbara Bush, ayaa sagaal bilood kahor laga joogaa geeriyadeeda.

    George H.W. Bush, madaxweynihii 41-aad ee dalka Maraykanka ayaa dalkaas soo xukumayay sanadihii 1989 iyo 1993, waxaana lagu xasuusta ololihii uu Saddam Hussein kaga saaray dalka Kuwait.

    Dowladda Maraykanka ayaa qaban qaabinaysa aas qaran oo loo sameyndoonoย Bush.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.