Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaardaha Srael oo weeraray ku qaaday gudaha Siiriya
    Somalia

    Diyaardaha Srael oo weeraray ku qaaday gudaha Siiriya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 27, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruushka ayaa cambaareeyey duqyemo ay diyaaaradaha dagaalka Israel ka gaysteen meel ku dhow magaalada Dimishiq ee caasimadda dalka Suuriya.

    โ€œFicilladan daan-daansiga ah ee ciidamada cirka Israel waxa ay halis geliyeen labad diyaarad oo rakaab ahโ€ waxaa sidaas tiri wasaaradda arrimaha dibedda Ruushka.

    Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa sheegtay in duqeymaha Israel lala beegsaday bakhaar rasaasta lagu kaydiyo, laguna dhaawacay saddex askar. Israel weli ma aysan xaqiijin weerarkan.

    Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka, Igor Konashenkov ayaa sheegay in lix ka mid ah diyaaradaha F-16 ee Israel ay โ€œweerar daan-daansi ahโ€ billaabeen xilli laba diyaaradood oo rakaab ah ay isku dayayeen inay cago dhigtaan garoomada diyaaradaha Dimishiq iyo Bayruut.

    Wasiirka ku-meel gaarka ee gaadiidka Lubnaan Youssef Fenianos ayaa xaqiijiyey warka Ruushka, waxaana uu sheegay in labada diyaarad ee rakaabka ah ay ku jireen hawada Lubnaan, ayna si dirqi ah uga baxsadeen diyaaradaha dagaalka Israel.

    Israel ayaa marar badan weerar ku qaadday Suuriya ayada oo beegsaneysa ciidamada Iran ee dalkaas ku sugan. Israel ayaa ku eedeysay Iran inay Suuriya ka dhiganeyso saldhig milatari, taasi oo halis gelin karta ammaanka Israel.

    Weerarka Israel ayaa yimid maalmo kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu shaaca ka qaaday in ciidamada Mareykanka uu kasoo saarayo Suuriya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.