Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Madaxweyne Gaas oo bixiyay waraysi xiiso badan leh
    Somalia

    Dhagayso:-Madaxweyne Gaas oo bixiyay waraysi xiiso badan leh

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 31, 2018Updated:December 31, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Prof Gaas ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso Dowlad Goboleedyada si ay u burburiso nidaamka federaalka ee ay Soomaalidu ku hershiisay

    Prof Gaas ayaa xusay faragelinta ay dowladda federaalka ku sameysay dawlada Goboleedayada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo qorshaha guracan ee ay ka wadaan Jubaland

    Dhanaka kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay hadalhayn ku saabsan madaxtinimada Puntland ee Dr Cali Ciise Cabdi oo horay ugu hawlanaa kala quybinta Puntland.

    Madaxweyne Gaas ayaa yiri “Cali Ciise waa nin u dhashay Punland laakiin ma qabo inuu aaminsan yahay jiritaanka Puntland. Waa nin aan weligiis ka shaqeynin midnimada iyo horumarka Puntland”

    Madaxweyne Prof Gaas ayaa sidoo kale ka hadlay ruqsado ay dhowaan dowladda federaalku siisay shirkado Shiinees ah si ay uga kalluumestaan xeebaha Soomaaliya, isagoo sheegay inaysan waxba kala socon ayna ka shaqaynayn Puntland.

    Madaxweyne Gaas oo ruqsahada dawladda federaalka ka hadlaya ayaa yiri “Annaga waxba kalama soconno arrintaas, waa in lagu heshiiyaa sida loo qaybsanayo khayraadka dalka, xeebaheena, Dowlad nooma ilaaliso ee annaga ayaa ilaashana, shati Xamar laga soo saarayna Puntland kama shaqeynayo,”,hoos ka dhagayso codka.

    Halkan hoose ka dhagayso codka Madaxweynaha

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.