Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Dani oo amaro dul dhigay Golaha Wasiirada Puntland
    Somalia

    Madaxweyne Dani oo amaro dul dhigay Golaha Wasiirada Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siciid C/llaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta dul-dhigay Amarro Wasiiradii la shaqeynayay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C-wali Maxamed Cali (Gaas).

    Madaxweyne Deni ayaa warqad lagu qoray English oo laga soo saaray Xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Wasiiradii hore ee hada sii-hayaasha ah aysan qofna dalacsiin karin, sidoo kalane aysan qof shaqaaleysiin karin kana ceyrin karin shaqada.

    Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale Wasiirada u sheegay in asyan jirin wax heshiis ah oo ay gali karaan, iyadoo lagu wargeliyay dhamaan heyโ€™adaha Qaramada Midoobay in dib u eegis lagu sameyn doono heshiisyadii hore loo galay si loo waafajiyo danta shacabka Puntland.

    Sidoo Kale Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu dib u eegis ku sameyn doono dhamaan heshiiyadii Puntland ay la gashay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya sababtuna waxa uu ku sheegay inuu hubin doono danta Puntland shacabkeeda ugu jira heshiisyada iyo baahiyaha degaanka ka taagan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.