Dowlada Hoose ee Gaalkacyo ayaa ka qaaday qashinkii dhexyaalay Warashada Galaday oo ka mid goobaha danta guud oo in muda ah uu dhexyaalay qashin tiro badan.
Maamulka,ayaa sidoo kale sheegay in la talaabo adag laga qaadayo qofkii danbe oo qashin kushaba Warshadda iyo guud ahaanba gudaha Malagalada Gaalkacyo,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka