Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laftagareen oo markii ugu horaysay la kulmay Hay’ada ka hawlgala Koonfur-galbeed
    Somalia

    Laftagareen oo markii ugu horaysay la kulmay Hay’ada ka hawlgala Koonfur-galbeed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2019Updated:January 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta kullan la qaatey Hayโ€™adaha ka howlgala deganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Kullanka waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka Baay, duqa Magaalada Baydhabo, Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose iyo Masโ€™uuliyiinta hayโ€™adaha ka howlgala Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidaasi waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka ka soo baxay Koofur Galbeed.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Mohamed(lafta-gareen) ayaa uga mahadceliyay hayโ€™adaha dadaalada ay wadaan,waxaana uu ku amrey in Gargaarka ay gaarsiyaan degmooyinka Iyo deeganada Koofur Galbeed Soomaaliya Inteeda kale,isla markaana  aysan ku ekaanin kaliya Magalada Baydhabo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.