Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyihii hore Ee Daraawiishta Puntland Jeneral Careys oo geeriyooday
    Somalia

    Talyihii hore Ee Daraawiishta Puntland Jeneral Careys oo geeriyooday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2019Updated:January 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Puntland,ayaa Tacsi ka dirtay Geerida ku timid Talyihii hore ee Daraawiishta Jeneral Cabdulaahi Cali Mire Careys.oo goor dhawayd ku geeriyooday caasimada Puntland ee Garowe.

    Jen Carays ayaa ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Soomaaliya, waxaa lagu xasuusta doorkiisi dhismaha ciidanka Puntland iyo howlihii amniga ee deegaannada Puntland.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay afka golayaasha xukuumadda Puntlandย  ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Jen. Cabdullaahi Carays.

    Bahda idil News,waxay Tacsi udirayaan guud ahaan shacabka Puntland,gaar ahaan qoyskii uu sida gaarka ah uga baxay.

    Halkan ka akhriso Tacsida

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.