Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimada soo jireenka ah ee Puntland ayaa farriin culus u diray madaxda Soomaalida ee xilligaan ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Islaan Ciise Ilsaan Maxamed oo khudbad ka jeedinayey munaasabaddii caleema saarka madaxda cusub ee dowladda Puntland ayaa waxa uu ugu baaqay dhammaan hogaamiyayaasha Soomaalida inay midoobaan iskana iloobaan wixii la soo maray,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
