Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuqaal:-Dowlada Somaliya oo awoodi kari wayday in Musafeni loo isticmaalo Persona_Non_Grata
    Somalia

    Muuqaal:-Dowlada Somaliya oo awoodi kari wayday in Musafeni loo isticmaalo Persona_Non_Grata

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2019Updated:January 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in Yoweri Museveni uu iska hadlay, isagoo xusay in la ogyahay in Soomaaliya ka jirtay dowlad la aqoonsan yahay.

    โ€œWuu iska hadlay, kaliya waxaa dhici karaa waa qof iska hadlay, waa la ogyahay Soomaaliya waxay leedahay dowlad jirta oo xoogganโ€ayuu yiri Wasiir Cawad.

    Axmed Ciise Cawad ayaa intaas ku daray in ka Dowlad ahaan ay jawaab hoose gaarsiin doonaan Dowladda Uganda.

    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni,ayaa mar uu ka hadlayay shirka Garsoorka Dalkiisa waxuu sheegay in ay jiraan Dalal badan oo aan Dowlad laheyn, isla markaana aysan heysan heyโ€™ado nidaamsan oo wax maamuli kara, sida Somaliya oo kale.

    Hadalka Wasiirka Arimaha dibada Somaliya Axmed Ciise,ayaa ah mid hooseeya oo uu ka muuqdo jileec,isla markaana aan jawaab ku filan unoqon karin gafkii weynaa ee Musafeni.

    Dowlada Fadaraallka Somaliya waxay dhawaan dalka ka saartay wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya,kaasoo ay u cuskadeen Xeerka loo yaqaan” Persona_Non_Grata”,kaasoo waliba loo sheegay in ay isku isticmaalaan oo kaliya Dowladaha.

    Dad badan,ayaa qaba hadiiba la isticmaalayo Xeerkaas waxay ahayd in maanta loo isticmaalo Madaxweyne Musafeni.

    Halkan hoose ka daawo hadalka Wasiir Axmed Ciise Cawad

    https://www.facebook.com/AbdirizakHAtosh/videos/248841639368188/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.