Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ”Karaash” ayaa Magaalada Garoowe ugu furey Tabaabar 25 Sarkaal oo katirsaan Ciidamada Asluubta Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2031168600272291/